WIND POWER |
|---|
| WIND POWER 1 - WIND 2 - - - |
| Blood Presure | Systolic (mmHg) | Diastolic (mmHg) |
|---|---|---|
| Normal | Less than 130 | Le*ss than 85 |
| High-Normal | 130-139 | 85-89 |
| Hypertension (mild) | 140-159 | 90-99 |
| Hypertension (moderate) | 160-179 | 100-109 |
| Hypertension (severe) | 180 or higher | 110 or higher |
| DHEGEYSO BBC SOMALI | ||
|---|---|---|
| London | Somli | My |
| 04:00 | 07:00 Subax | 12:00 |
| 11:00 | 14:00 Duhur | 19:00 |
| 14:00 | 17:00 Galab | 22:00 |
| 18:00 | 21:00 Habeen | 02:00 |
MelayuFilmYoutube
Translated Melayu Films 1-Kulia agama | 2-Syarahan
Syarahan Singgahsana Malay Village Part 1?
Syarahan Oleh Ust Yusof Jaforullah Part 1 of 11 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11
Insaflah, Sebelum Ajal Tiba Part 1/9 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9KuGodo
Waa Website YouTube ah oo yaab leh
Kuliah Pagi Jumaat 27 Jun 2008 - 1 | 1 | 1 | 1
Drpipe2u.com
Ustaz Akhil Hayy - maksiat pt.1|1
Belajar-bahasa.com | Carab af kalluun ku hadlaya
MR. ANWAR
Xamar 1984 - 5:38 | Xamar oo nabada 1:14 | Xamar 1980 - 9:57 | Som 1970-1980 | dagalkii77 BilKadib | Wareysi Siad
DAAWO BAHALAHA
Lion cubs fight for survival - BBC wildlife | In the African jungle 2:47 | Lion cubs swim away from danger 3:29 | Croc vs. Wildebeest & Gazelle 3:36 | | HALIS1 | KHATAR1 | Menara Tun Rasaz Wisma PKNS bus route Pasar seni Bus Route 2
CountryCode
Furayaasha waddammada caalamka oo dhan sii Akhri ..
IlmoSheydaan 10 | | IlmoShey | Ilmo sheydaan | IlmoShey | Ilmihii | Shark Attack 3 - Megalodon (1/10) | Naag kala goyn | Hadrawi BARO ENGLISH
| Webpage Creation Tutorial |
|---|
| Lesson1 | 2 | ALL |
| FTP, HOSTING, DREAMWEAVER, ... on FILE ZILLA (FZ) : |
| F T P vip |
| FTP LogingForm | How To Edit my Web | FTP CPanel | LogingFormHtml | FZ ScrnShots | Basic Unix Comands | Basic Linix Comands | HowTo manage web using FZ | Network Configuration FZ | ForumDesign | HowTo BackUp web using FZ | GoDaddyLinuxWindows | FTP User Accounts | How to create FTP Account | Your ftp control | PassProtection | PassSTEPS | Pass | PasswordP | Permission change | FileZilla | FZ Scrnshots | FZ Project | FZ Client OR FZ Server | xpNetwork | AamnetLINUX | |
| RELATED SUBJECTIES : |
| Folder tree | Apache Directories | = Directories | ColdFusion | |
| RELATED SITES : |
VelnetWeb | Several Popular ftp clients | ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() CoreFtp Screenshots | FileZilla Scrnshots | |
| Websites : |
| Devguru | W3schools | WeydiIP/Revers | Sama | ?? | Windows Explorer | WindExp2 | dabodhidid | ZIP(M.Ali) | JomlaCommentFile(M.Ali) |
| MAABKA XAMAR CADDE1|MAABKA XAMAR CADDE2|JAJAKUALA |
| MAABKA GOBOLLADA SOMALIYA | 1-Bakool|2-Banaadir|3-Bari|4-Bay|5-Galgadud|6-Gedo|7-Hiiraan|8-J/Dhexe|9-J/Hose|10-Mudug|11-?|12-Sanaag|13-Sh/Dhexe|14-Sh/Hose| |
| MAGAALOOYINKA| Muqdisho | Hargeysa | Kismaayo | Bosaaso | Baraawe| Galkacyo| Borama| |
HOOYATAYE ALLOW HOOYADEY 08-12-2004 Keli hodon keligi hayste aan lugula haamboorin hadduu horin u hiishiyo hadduu uunka wada haysto midad hiiftay baan weligi helin wuxu u haaraaye ma hargalo midaad hoojinood nolol ka haateehe ma harqamo midaad haaban ood huub ka bixinayso! Ma dulmidid hal khayrliyo midan diinta haramayne qof kastana wuxuu halabsadaad hoorso oraneehe welibana in heelaad tirtaa hore u dhaaftaaye. ……… …….. Anguna halkaas baan ihiyo hebel sidiisaaye ibliis bay hayoon haatan aan la herjedaayaahe inu igu hiluu doonayaa waxay halaajaaye anna sida nin beer haad ka galay maro u haataaya hoyhoyda qayliyo car baan ku hurgufaayaaye. Haddeer baan afeef hiishan oon hoolka sii dhigane allow waxan hilmaamiyo waxaan khalad u soo hoorsho helay inad cafee labada ood hooli ood tiriye halgankaanse shaydaanka baas kula haliilaayo halgaaddaan ku rido een holeen dhagaxa hoobaayo haleeshii wadnaha oo la xoor waan ku haybsadaye Waa hudur ibliis cadow ahoo hooro weyna ahe kama haysto hibo tiisa iyo halo kuwiisaaye ma arkayo halkuu joogo iyo muuqa haraggiise isna haragga kaygiyo bal daa heegadaa sare e himmogolobka dhiigguu hurdaa kuna hoyaadaaye. Waxan hooska kiisiyo arkaa hootadiyo soorka yaan ugu hujuumaa halkaan ugu hagaagaaye amaan hiil u doontaa halkaan uga helaayaaye hortaydaa wax joogoon arkeyn ina huruufaaya maaro looma haayoo allaa lugu halleeyaaye. Yaa haaddi haad loo kacaba hiil adaa gala e oon hibada ruux haybiyaa kugu ahayn hawle sacabbada anoo hoorsanoo sare u haataaya yaan hoorka daadinoon ilmada hibitiqleynaaye oon luqunta hoogaaminoon hebed ahaanaaye. waxa saa harraad ii gelshiyo heenka iga muuqda oon arar u soo horay marshiyo ereya hawraara oo iga hinraagshoo haddana dhidid u hooraayo hooyaan galliinkeed ahoon kuuna hoos imide iga yeel waxaan kaa hamoon kaana haybsanayo! Hooyo aaminood uumatood lugugu hayseynin - hambalyiyo carfuudiyo dhulkii heer nageys degayey noloshiyo hiddihi aabbe ee lama huraankiiya dab-ku-dhabe habaaskii jiriyo boor hawada buuxsha higlaygii jaleel beerahay haad ka dhicinaynsey habeen dheelmad himmammawgi ay ariga hoobaydey lebimaay hareerteedi iyo hubuqi xaasweyne haadaanti doloq iyo dhegliyo meelo hagardaamo oo hantaatiqeeyoo fartiyo suulki kala haaday hanfigii warshubo oy darxumo ugu hillaabaysey oo biyaha laga haybsho oo jiro harraad weyni oo fuusto laga hoorsho oo la isku haaraamo omasooro lugu hoobtay ee looga haajirayna kala haaday hooyadey halkaas bey cidlada keli ku hootowday oo adaa warkeed haaya oon lugu hor boodayne unbaa malaga haadaahi yimid hiifta uga qaaday way ka soo huleeshoo adaa soo hayaamiyaye Hooyo aaminood uumatoon lugugu hayseynin adduunyadi adoo soo hayoo soo habeynahayey baad eebbe soo oofsatood soo hayaamidaye Allow kuu hilowdoo adey kuu hanweyntahaye mana hayso ciday hoos tagtiyo hoysimaad kale e hoyataye allow hooyadey hara jannaad seexi ! oy huruddo raaxada rugteed heerki u sarreeyey! Hanfi bay ka soo haajirtiyo horor adduunyaade hoobaan bislaatiyo alloow hohob cagaar weyn leh! Hawlihii adduunkee allow muuqi harameeyey har qabow leh hodon aan dhammaan hoo dheh idankaaga! Habrihii xantiyo duunyadey shalay ka haareysey hablo xuural caynoo allow sheeko halabsiiya! Anigana ducey ii hurtoy ii huleelidaye inta aan hareeraha adduun joogo hammadayga igu hay halkii loo bogee huurka laga dhawray oo nolol hagaagtiyo i sii caafimaad hanada hadhowtana haleeshii naftaa hooyadeed gacalo iyo nabigi reer haashimee ina hoggaankeeyey.! |
binaryturf.co
Ads
XASANLEY
SUUFIYO
ISBAAROOYIN
REER MUUSE
REER CIISE
REER DIBILE
NIN LUGU TUNBUR
KU TACDAARAY
MURUGIYO QABIIL
QAB IYO QABIIL
Blogs
Bugs
CMS
ColorfulTabs
Colors
Compatibility
Enhancement
Firefox
Firefox Extensions
Footer
Functionality
Google
Launch
Look And Feel
Lot
Lt
Mail
Making Money
Making Money Online
Money
Mozilla
News
new version
Niche
RILIIS
Sidebar
Software Section
SABISKARAYBARIS
Tabs
Tips And Tricks
TARAAFIK
Turf
WOORBARAYS
Yahoo
WP Cumulus Flash tag cloud by Roy Tanck requires Flash Player 9 or better.
Several Popular ftp clients





CoreFtp Screenshots
















